suurashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg suuro².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
suuroQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00