suuro

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
  2. Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur