suxuurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hiraabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00