hiraab
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-bo, m.l)
Macnaha:
- 1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

