suyucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.Wax la huuriyey ur xun yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
suyacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld suyuc¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00