dhirifowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Marax. 2. Suyuc.Hilib suyuc yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maraxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax la kaydsado; dhaqaale. 2. Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin. 3. Ur suyac ah.1. Hilib wax isbeddeley noqosho. 2. Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
suyucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.Wax la huuriyey ur xun yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00