(daawo) Hab baaritaan qayb ka
mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh lagu
dareemayo gacamaha iyo faraha fooddoo-da.
Taabashada waxa marar badan lagu kala sooci karaa barar adke ah iyo mid tulux ah. Taabashada waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu ogaado jiritaanka ilmo uurka ku jira. ld taabad