taabbaqaadQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-day, -dday)Macnaha:1. Qaangaarid. 2. Wax, wax ku ool ah noqosho.Lamidka: qaangaaridSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qaangaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaangaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00