Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg taabbaqaad.
Lamidka: taabbaqaad
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha:
1. Qaangaarid. 2. Wax, wax ku ool ah noqosho.
Lamidka: qaangaarid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur