taajin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taaji. ld taajis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taaji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof ama wax meel istaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taajis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld taajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur