yuubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buuryoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
beejoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld buuryo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
yuucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cac, m.l)Macnaha:Yaaw laba loo dhigay middood.ld yuub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0