taaloog
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
- Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

