taaloogidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taaloog².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taaloogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00