tabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur