tacaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tacaalid.
  2. La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.

tacaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tacaal². ld tacaal¹.