tacsi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadallo qof laga dhintay loo jeediyo oo lagu samirsiiyo. 2. Lacag loo geeyo qof laga dhintay. 3. Murugo dhawr maalmood loo hayo qof dhintay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur