tafaraaruq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq¹.
  2. Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq².

tafarruq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tafaraaruq¹.
  2. ld tafa-raaruq².