tagaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino. 2. ld tagaabeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaalmo

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waxtar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin. 2. Nafaqada raashin laga helo. 3. W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taageero

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld taageerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaawino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Kaalmo; taageero. ld macaawinad, mucaawinad, mucaawino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tagaabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tagaabee. ld tagaabo (2).