tahliilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
taxliilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm).ld tahliil.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0