talaggelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg talaggal². ld talaggal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

talaggal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talaggelid.
  2. Ku t.: wax qorshaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur