talaggalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe. 2. ld talaggelid.Ku t.: wax qorshaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qorsheQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)Macnaha:1. Nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo. 2. ld qorshayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
talaggelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg talaggal². ld talaggal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0