talleeji

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kalleeti¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kalleeti

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara. 2. Istaagga oo lagu kaadsho. ld talleeji, tallooji.
  2. Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur