talloojiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kalleeti¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kalleetiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara. 2. Istaagga oo lagu kaadsho. ld talleeji, tallooji.Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0