Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine
Macnaha:
eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-ooday, -ootay)
Macnaha:
Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur