tannaago

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tayaago

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tannaagood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tannaagood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur