taqtaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
  2. Soor karaysa badbadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taqtaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taqtaq². ld taqtaq¹ (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur