taqtaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taqtaq². ld taqtaq¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taqtaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.Soor karaysa badbadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00