tarbuush
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-shyo, m.dh)
Macnaha:
- Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-shyo, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: