tardhaafQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:T. ah: xad-dhaaf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xad-dhaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.1. Wax aan la koobi karin noqosho. 2. Wax qiyaastoodii dhaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00