xad-dhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.
  2. 1. Wax aan la koobi karin noqosho. 2. Wax qiyaastoodii dhaafid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur