tariinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld tareen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0