tarniig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bir fidsan oo qiro yar leh oo guryaha dusha laga saaro; jiingad. ld terniig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiingad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Bir qiro yar oo guryaha dusha laga saaro; tarniig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

terniig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tarniig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur