jiingadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Bir qiro yar oo guryaha dusha laga saaro; tarniig.
tarniigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bir fidsan oo qiro yar leh oo guryaha dusha laga saaro; jiingad. ld terniig.