tarsaasiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lalabbo ka timaadda cunto la iska badiyey. 2. Qaraw; calwasaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qarawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal iyadoo la hurdo lagu hadlo.1. Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid. 2. Xanuun la tarsaasiyid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
calwasaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.(daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0