duubo
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-btay, -batay)
Macnaha:
- 1. Wax fidsan laalaabasho. 2. Nabar gaarso ku duubasho. 3. Qof boqor ka dhigasho. 4. Duub madaxa ku xirasho. 5. Indho maro ku xirasho. 6. Maro guntasho.
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-btay, -batay)
Macnaha: