tastuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo. 2. Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.
  2. Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dastuur

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld tastuur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur