dastuurQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld tastuur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
tastuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo. 2. Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00