tawal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Welwel, walbahaar.
  2. Walwalid.

walwalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg walwal². ld warwarid, welwelid, werwerid.