walwalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg walwal². ld warwarid, welwelid, werwerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

walwal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.
  2. Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warwarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld walwalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

welwelid

werwerid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld warwarid.