tuwaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.