tuwaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taweel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tuwaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuweel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld tuwaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur