tayaaqoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld tannaagoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tannaagoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur