teedi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ood, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed².

teed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay. 3. ld teedin.
  2. ld teedi.
  3. ld teeda2.