teed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay. 3. ld teedin.
- ld teedi.
- ld teeda2.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

