tifidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tif³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tifQaabnax: m.dh/lMacnaha:1. (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn. 2. Cad ama daliig dun ah ama caws. 3. Dhibcidda.Cod lagu muujiyo dhibcidda.1. Qori wax dhuuban ka dhigid. 2. Wax duf ka rifid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0