tiirsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tiirsan. ld tiirsa-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tiirsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la tiiriyey ahaansho. 2. Ku t.: cid, cid kale kaalmo ka hesha ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur