tinnaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo.