furunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rootiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
furinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld furun¹.ld furun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00