tobograafiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld tobograafiyo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tobograafiyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah. 2. Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.(juqr.) Qeexid faah-faahsan ama bandhig muuqaallobe-deed, dabiici iyo sanaaci, labadaba ee meeleed, sidaasoo kale ayaa laga rabaa khariidad, toobograafiyeed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0