tobograafiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah. 2. Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.
  2. (juqr.) Qeexid faah-faahsan ama bandhig muuqaallobe-deed, dabiici iyo sanaaci, labadaba ee meeleed, sidaasoo kale ayaa laga rabaa khariidad, toobograafiyeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tobograafiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tobograafiyo¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur